Booliska Muqdisho oo xiray xarunta Shirkda Hubaal iyo ilaaladooda.

Ciidamada booliiska dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa albaabada isugu dhuftay dhamaan xarumaha shirkada Hubaal Forex trading kadib baaq iyo fatwooyin ay soo saareen culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo kutilmaamay ganacsiga shirkadaha sarifka qaabka online-ka kusameeya mid ‘xaaraan ah’.